Full Trading Strategy || Afarta Entry aan suuqa ka qaadano iyo Sharaxaadooda (S1-2-3-4) ||
Moalimuu fx Moalimuu fx
119K subscribers
61,809 views
0

 Published On Nov 19, 2023

Muuqaalkaan waxa aan kusoo koobay Nidaamka aan suuqa kaga trade garayno ama Strategyadeenii oo dhamaystiran, Haddii aad gaar usoo fahamtay qodobadii aan mid walba muuqaalka u gaarka ka duubnay ee kala ahaa, Trend , Supply and Demand zones, Liquidity and Manipulation, Countertrend break, Imbalance momentum and order flow, multiple time frame Analysis, intaas oo aan mid walba gaarkiisa ugasoo hadalnay haddii aad soo fahamtay hadaba muuqaalkani waxa uu ku barayaa Dhammaan qodobadii aad soo baratay oo la isku keenay iyo qaabka ay suuqa ugasoo dhex muuqanayaan marka aynu fursadaha kala duwan dhisayno✍🏾

Afar Scenario ama afar xaaladood ayaa ka suurtogal ah in aad suuqa fursad uga fulisid marka aad tahay Trader la socda Trendiga iyo Momentumka suuqa✍🏾

✅ Scenario 1: Waa marka aad la socotid Trendiga ah H4ama H1Trend deedna aad 15 mins uu kuu yahay Countertrend📊

✅Scenario2: Waa Marka aad la socotid 15 mins trend la jiho ah H4ama H1Trend, ayna 5 mins kuu tahay Counterntrend📊

✅Scenario3:Waa Marka aad la socotid 15 mins trend kasoo horjeeda H4ama H1Trend, sidoo kalena 5 mins ay kuu tahay Counterntrend📊

✅Scenario4: Waa marka aad la socotid 5 mins trend la jiho ah 15 Mins trend, 1 mins-kana uu kuu yahay countertrend📊

Muuqaalkaan haddii aad fahamtid waxaad fahamtay qaabka aan aniga iyo ardayda igu xiran oo dhan ay suuqa fursado uga raadiyaan, haddaba si uu adigana kuugu fududaado waa Muhiim in aad practice badan iyo ku celcelin joogto ah aad ku samaysid ilaa aad ugu dambaynta aragtid in uu adigana kuu fududaaday, sidoo kale waxaad tusaalayaal dheeri ah ka dhex heli kartaa zoomamka duuban ee youtube-keena ku jira 🙌🏾

Waxaan Rajaynayaa in uu noqon doono Muuqaal idinka filnaada fahamka qaabka aan u trade garayno oo dhamaystiran✍🏾



🫱🏻‍🫲🏽🙌🏾 My Social Media Accounts🙌🏾

✅ Instagram:
  / moalimuu  

✅ Wesbsite:
https://moalimuufx.com/

✅ Discord:
  / discord  

show more

Share/Embed