Multiple Time Frame Analysis (Is dhex galinta Timeframes Kala duwan)
Moalimuu fx Moalimuu fx
119K subscribers
27,912 views
0

 Published On Nov 17, 2023

Muuqaalkaan waxa aana ku sharaxayaa sida la iskula isticmaalo ama la isku dhex galiyo Time-frames kala duwan marka aad samaynaysid taxliilinta Trendiga 📊 Trendiga weyn waxa uu kuu sheegayaa Jihada uu suuqa u socdo balse Countertrend-ka oo Timeframe hoose loogu dagto ayaa ah meesha laga ogaan karo Wakhtiga ama goorta uu Trendigu kusii socon karo jihadii uu u jeeday✍🏾
Muuqaalkani Waxa uu dabasocdaa labadii muuqaal ee U dambeeyay aan Youtube-keena soo galiyay Midkii ka hadlayay Order flow-ga iyo Midkii kan ka horeeyay ee Trend Rules-ka aan uga hadlaynay, Saddexdaas muuqaal Nuxurkooda oo aad si fiican u fahamtid ayaa kaaga filan la socodka iyo Fahamka Price Action-ka iyo qaab socodka Suuqa 📊 ✍🏾


🫱🏻‍🫲🏽🙌🏾 My Social Media Accounts🙌🏾

✅ Instagram:

  / moalimuu  

✅ Wesbsite:
https://moalimuufx.com/

✅ Discord:
  / discord  

show more

Share/Embed