Trend Rules (Shuruucda Trendiga) ||Sharaxaad dheeri ah + Su'aalihiina iyo Jawaabahooda||
Moalimuu fx Moalimuu fx
119K subscribers
48,133 views
0

 Published On Nov 13, 2023

Muuqaalkaan Runtii waa mid aan wakhti badan ku bixiyay si aan dhinacyo badan uga eego guud ahaan Mawduuca Trend-iga iyo shuruucdiisa iyo wax walba oo qodobkaan ku saabsan📈📉

Sidoo kale waxaan Muuqaalkaan kaga jawaabayaa dhammaan su'aalihii aad Tren-diga ka qabteen ee sanadkaan oo dhan aad Zoomamka dhexdiisa igu waydiinayseen📊

Su'aalaha dooda dhaliya ee ku saabsan trendiga ee aan Muuqaalkaan kaga jawaabay waxaa ka mid ah✍🏾

1- HH ama LL sax ah halkee noqota? ma waxaa la rabaa in HH-gii ama LL-gii hore uu dhaafo full body candle mise wick candle si loogu aqoonsado New LL ama New HH?
2- Pullback-ta Waxaa noqda noqda laba candle markay ay kusoo laabtaan Impulsive move-ka candlekiisii u dambeeyay, Hadaba labadaas candle oo isku tagay waa in ay kasoo kor mareen candle-kii u dambeeyay ee Dhaqaaqii Impulsive-ka ahaa Su'aalaha dooda keenay ee halkaan ka dhasha waxaa kamid ah, goorma ayaa candle lagu dhex jiraa oo aanan xisaabsan karin Candleska isaga ku xigay? Sidoo kale Candleska Pull backta ma kuwa la midabka ah Impuslive-kii baa mise waa kuwa leh midabka pullback-ta ee opposite-ka ah?
3- marka HL ama LH la jabinayo waxaa khasab ah wick-ga u dambeeyay ee HL-gii ama LH-gii hore in full body candle ka hoos maro ama uu ka kor maro, haddba candle-kaasi waa mid noocee ah? sidoo kale wick ma la xisaabsan karaa?
4- Marka la bilaabayo tirinta Trend cusub, Malaga bilaabi karaa Trendii hore eejabay LL-giisi meel waxyar ka hooseysa new HL ma la la dhihi karaa, dhanka kale HH-ga trendigii jabay meel wax yar ka saraysa new LH ma la dhihi karaa ?
5-PHL iyo PLH maxay yihiin? doorka ay trendiga ku leeyihiinse maxay tahay? sidoo kale Impulsive-yada trendiga marka ay isle'ekaadaan fariin noocee ah ayay ka wadaan Trendiga kuu dhisnaa?

Waxaan Rajaynayaa in uu noqon doono Muuqaal idinka kaafiya dhammaan Su'aalaha an kor kusoo xusay oo idi✍🏾



🫱🏻‍🫲🏽🙌🏾 My Social Media Accounts🙌🏾

✅ Instagram:
  / moalimuu  

✅ Wesbsite:
https://moalimuufx.com/

✅ Discord:
  / discord  

show more

Share/Embed