Bandhiga Buuggeena Qawaaniinta Suuqa Sarifka Lacagaha Qalaad ee Forex📈📊💰
Moalimuu fx Moalimuu fx
118K subscribers
19,462 views
0

 Published On Dec 17, 2021

Muuqaalkaan waxaa laga duubay Munaasabadii aan kusoo bandhignay Buuggeena Qawaaniinta Suuqa Sarifka Lacagaha Qalaad ee Forex ee ka dhacday Magaalada Istanbul dalka Turkiga 2-dii October 2021⏰⚒️

🔊 🔔 Waa Kanaa Linkiga Discord Server-ka Publica ah ee loogu talogalay dhammaan dadka ku xiran YouTube-keena MoalimuuFX ✅
  / discord  

🔊📚 Lifaaqyadaan hoose ayaad ka dalban kartaa Buuggeena Qawaaniinta Suuqa Sarrifka Lacagaha Qalaad oo ah buug soo koobaya wax walba oo Qofka soomaaliga ah uu uga baahnaan lahaa barashada xirfadaan Forex

✅ Somalia-Djibout- Ethiopia- Kenya, intaas oo dal haddii aad joogtid Linkigaan hore ka dalbo ⬇️⬇️
1️⃣▶️ https://www.saamionline.com/product/1...

✅ Turkey - UK- Europe - USA - Australia, Dalalkaas haddii aad joogtidna Linkigaan labaad ka dalbo ⬇️⬇️
▶️2️⃣ https://www.iqrabooks.net/product/qaw...

✍️🧏🏼 Intaas Wixii Faah-Faahin dheer halkaan ayaad igala soo xiriiri kartaa


✅ Instagram:   / moalimuu  

✅ Snapchat: https://www.snapchat.com/add/moalimuu...

✅ Discord:   / discord  

✅ Wesbsite: https://moalimuufx.com/

show more

Share/Embed