DOOD Sheekh Ahmed Deedat Iyo Jimmy Swaget (Bible ku ma hadalkii ilaahay baa, Is the Bible God's Word
MA OGNAHAY MA OGNAHAY
134K subscribers
703,103 views
0

 Published On Nov 13, 2020

Dood la qabtay 1986 dii laguna qabtay maraykanka taasoo udhaxaysa sheekh ahmed deedat iyo jimmy swagget, ciwaankeeduna yahay "Bible ku ma hadalkii ilaahay baa?."

Kanaalka MA OGNAHAY wuxuu sooturjumaa
1: Doodaha caalamiga ah ee Mulxidiinta iyo Dadka diimaha kale haysta muslimiintu lagalaan
2: khudbadaha waawayn ee jaamacadaha iyo fagaarayaasha laga jeediyo
3: Iyo muuqaalada kusaabsan "Islam International Dacwah"

HADAFKEENU WAA;
Isla fahan Islaamka iyo Afkaaraha Reer Galbeedka iyo Diimaha kale, Kadib Islaamnimada ayaad jeclaanaysaa

My Gmail: [email protected]

show more

Share/Embed