XASUUSTII HOBOLADA WAABERI & HEES XASUUS MUDAN OO TAARIIKHA (ALIF SHUKR YA MUBAARAK) TOP SONG
SOMALI MUSIC & CULTURE SOMALI MUSIC & CULTURE
135K subscribers
1,387,978 views
0

 Published On Jul 18, 2019

XASUUSTII HOBOLADA WAABERI & HEES XASUUS MUDAN|TAARIIKHIYA (ALIF SHUKR YA MUBAARAK) TOP SONG

HEESTANI WAA AF-CARABI


Heestan waxaa lagu soo dhaweeynayaa oo loo qaadey Madaxweynihii hore ee wadanka Masar Mohamed Xusni Mubaarak isaga iyo Qayb ka mid aheeyd Wasiiradiisii ayaa booqasho rasmiya ku yimi Somalia sanadkii 1986 dii heestana habeenkaa ayaa lagu soo bandhigaey xafladii

waxaa qaadaya qayb ka mida hobolada waaberi/Kooxdii Ifiin

- Xareedo Ismaaciil Duniyo
- Caasha Cabdoo Malaa,ika
- Maxamed Cabdo Salim
- Qamar cabdillaahi harawo
- Saado Cali Warsamr
- Faadumo Qasim hilowle

show more

Share/Embed