Sida ay ila tahay in Isqabqabsiga Siyaasadeed ee Dalka ka jira lagu xallin karo
Bartamaha Bartamaha
166K subscribers
1,049 views
0

 Published On Apr 3, 2018

Sida ay ila tahay in Isqabqabsiga Siyaasadeed ee Dalka ka jira lagu xallin karo

Adoo horta galay dadaal
Waxaad gaari weydayee
Dantaadu ka gaabisaa
Gargaar lagu sii kabaa
Cidkaloo kuu waabta geed
Waa tii gabal kaa dhacaa
Dad is gaba looma gelo abaalee
Soomaalay garo intaa

SHARE

show more

Share/Embed