Nin Soomaali ah ayaa 27 sano ku sugan dalka Gambia 🇬🇲 nolosha Soomaalida dalka Gambia
172,076 views
0

 Published On May 2, 2024

waxaa booqday Aadan oo ah ganacsade Soomaaliyeed oo muddo 27 sano ah ku noolaa dalka Gambia

waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 55 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.

"Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.

I discover the world on my way, and I have visited so far, 55 countries and i am in mission to reach 197 countries.
socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .

==========================================

Follow me:

Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan

Facebook:   / geedisahan  

Instagram: https:   / geedisahan  

==============================================

show more

Share/Embed